Copy these sentences into your Contact Book.
Ku qor weedhahan buuggaaga lagaala xidhiidho.
Use them if you need help or don’t understand something.
Isticmaal haddii aad caawimo u baahato ama aad wax fahmi weydo.
Hello. My name is......
Iska warran. Magacaygu waa...
I’m ....... years old.
Anigu....sano ayaan jiraa.
I’m in ......... (my form, like 7HN or 9KO)
Fasalka aan dhigtaa waa... sida (Fasal hebel, 7HN ama 9KO)
Help me - I’m lost!
I caawi - waan lumay.
Can you help me, please?
Ma I caawin kartaa?
Where is Room ...... ?
Waa xaggee qolku....?
Can I go to the toilet, please?
Musqusha ma tegi karaa, fadlan?
I don’t understand.
Ma fahmayo.
Please can you write down my homework.
Fadlan mall qori kartaa shaqada guriga.
Sorry, I couldn’t understand the homework.
Iga raalli ahaw maan fahmin shaqada guriga.
This is too difficult.
Aad buu u adag yahay.
This is too easy.
Kani waa sahal.
What is your name?
Magacca?
How do you spell ....... ?
Sidee loo qoraa?
I feel sick.
Xanuun baan dareemayaa.
I am ill. Can I go home, please?
Waan xanuunsanayaa. Gurigii ma tegi karaa
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |