WHY I CAME TO ENGLAND

Somalia is very hot everyday. I was at school in Somalia and the teachers beat you. Punishment for not doing our homework was 20 or 40 lashes on the palm of the hand with their stick or leather belt.

And I didn't do anything wrong at that school because I didn't want to get hit. I came to England by an aeroplane. When I arrived in England I felt sad because I can't see many people I know.

But England is very nice country and there is no war in England and I like it. Why I came to England is because of the war in Somalia and Somalia is no good country now because some one that you know says to you come with me and kills you. There were many people that I know died in the war and some people had killed my uncle. He was my best friend but he is dead now. How they killed my uncle was they tied his eyes with a scarf and they shot him, and his children are in SOMALIA now they are with their mother and I'll never forget them, I would like to see them again and I think I will see them if I'm alive.

Now I live in Woolwich and I go to my School, I have got many friends at school and I enjoy some of my lessons at Kidbrooke. And I would like to go to SOMALIA for holiday after 3 or 2 years and I would like to see all of my friends and my cousins again.

MAXAAN U IMI IGLANDH.

Soomaaliya waa magaalo aad u kulul maalin walba markaan joogay soomaaliya waxaan dhigan jiray iskuul macalimiinta joogta soomaaliya way ku dilayaan hadaadan sameynin shaqada laguu diro waa lagu qaraacayaa waxaana laguugu qaraacayaa 20 ama 40 jeer suun waxaana lagu dhufanayaa gacmahaaga. Sidaa daraadeed aniga wax qalad ah maan sameyn intaa aan ku jiray iskuulkaas maxaayeelay maan rabin in la i qaraaco. IGLAND waxaan ku u soo raacay Diyaarad, markaan imi IGLAND waxaan noqday sad maxaayeelay ma arki karo dad badan aan aqaano. Laakiin IGLAND waa magaalo aad u fiican dagaalna kama socdo waanan jeclaaday. Waxaan u imi IGLAND waa dagaalka ka jira SOOMAALIYA.

Soomaaliya dad aad taqaanid ayaa ku dilaya qaarna wexey dileen adeerkay, INTA AY INDHAHA KA XIREEN AYEY TOOGTEEN, caruurtiisiina waxay la joogaan hooyadood oo joogta Soomaliya mana ilaawidoono. Waxaana aan jeclaan lahaa in aan dib is wada aragno hadaan noolahay.

Imika waxaan degennahay Woolwich,waxaana dhigtaa School, waxaana ku leeyay saaxiibo badan School, casharadaydiina qaar baan ka helay. Wxaana aan jeclaan lahaa in aan dalxiis u aado soomaaliya 3 ama 2 sanno ka dib waxaana aan jeclaan lahaa inaan arko saaxiibaday iyo ilma adeeradeey dib u arko hadaan noolaha.

By Rahma


Return to Journeys Page